What causes rapid baldness?/maxaa sababa bidaarta degdega ah..

What Causes Rapid Baldness?

The most common causes of baldness in young people include the following:

  1. Combing Wet Hair: When you comb your hair while it is dry, it can create static electricity. This causes each hair strand to take on a positive charge, while the comb takes on a negative charge. As a result, each hair strand repels one another, leading to a phenomenon known as the “fly hair effect,” where hair appears to stand on end and may fall out more easily.
  2. Touching Your Head: Frequently stroking your head with your hands can transfer germs and dirt. These microorganisms can be harmful and may contribute to hair loss by damaging hair follicles and preventing new growth.

To help prevent rapid baldness, consider these tips:

  • Always comb your hair when it is wet.
  • Avoid touching or stroking your head unnecessarily.

maxaa keena bidaarta degdega ah.

waxa ugu badan ee dhalinyarada ku keena bidaar-ta
waxa ugu horeeye in aad timahaaga aad shanlayso iyaga oo qalalan,tani waxa ay sababaysaa in tin-kasta ay qaado possitive charge ,shanladuna ay qaado negative charge, hadaba hadii tin-kasta oo madaxaaga kutaal ay possitive charge qaadato, tin-kasta waxa ay ka carari-doontaa tin-ta kale, kadib waxaa dhacaysa in timuhu ay kaa bidaan(fly hair effect).
tan labaad oo sababta bidaarta degdega ah waa in aad gacanta ku salaaxdo madaxaaga, waxaan wada ogsoonahay in jeermis-ka ay soo qaban gacmaha in uu halis-yahay, dhalo badan oo khatar ah na uu sababo, jeermis-kaas marka uu gaaro timaha waxa uu keenaya in tin-ta uu dilo kadibna ay soodataan, meeshaas-na uu kusaabo in aysan tin-danbe kasoo bixin.
hadaba qaado waanooyinkaan.
shanlayso timaha in ay qoyanyihiin.
gacmahaaga ka ilaali madaxaaga, jooji madaxa aad salaaxayso.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

en_USEnglish
Scroll to Top